Ciidanka Booliska DF oo ka falceliyey dilkii Afgooye loogu geystay Cumar Carabey

Ciidamada ammaanka Soomaaliya ayaa xalay illaa saaka howlgalo dad badan lagu soo qab-qabtay ka sameeyey degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada hoose. Howlgalkan ayaa yimid ka dib markii xalay degmadaas lagu dilay Cumar Maxamuud Cilmi (Cumar Carabey) oo ahaa guddoomiye ku-xigeenkii arrimaha bulshada gobolka Sh/hoose kaasoo u dhintay dhaawacyo ka soo gaaray bam hoygiisa lagu tuuray. … Continue reading Ciidanka Booliska DF oo ka falceliyey dilkii Afgooye loogu geystay Cumar Carabey